Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ka furay kulanka wadatashiga xeerka ciqaabta Soomaaliyeed, kaas oo qayb ka ah dib-u-eegista iyo casriyeynta nidaamka garsoorka dalka.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.





