WARARKA Madaxweynaha dowlad goboleedka W/B oo loo doortay Cabdulqadir Firdhiye. By admin - August 30, 2025 0 32 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa waxaa loo doortay Mudane Cabdulqadir Axmed Aw Cali Firdhiye kadib markii uu ku guuleystay codad gaaraya 62. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/08/doorasho.mp3 Share this:FacebookX