Jowhar – ( Radio Isnaay )- Munaasabaddan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkana lagu soo bandhigayay wax soo saarka beeraleyda magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiru dowlaha Wasaaradda beeraha XFS Asad Cabdirisaaq Maxamed, wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha Hirshabeelle Bashiir Qaasim Daqare iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Weheliye.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.