Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada ayaa qeyb muhiim ah ka qaata shaqooyinka la xiriira sarifka lacagaha qalaad, gaar ahaan magaalada Jowhar oo ay ku nool yihiin dhalinyaro badan oo ku maareeya noloshooda. Shaqadan waxay dhalinyarada u noqotay il dhaqaale iyo fursad ay ku helaan nolol maalmeedkooda, iyadoo qaarkood xitaa ka aas’aasan ganacsi.
waxaa soo jeedinaya:-