Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle Xildhibaan 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐦 Cali ciiley, ayaa magaalada Jowhar ka furay Aqoon isweydaarsi ku aadan 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐄𝐞 𝐊𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛-𝐠𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐗𝐮𝐛𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐮𝐥𝐢𝐦𝐚𝐚,𝐮𝐝𝐝𝐢𝐧𝐤𝐚.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.