Deeq Rashiin oo la gaarsiiyay qoysas ku nool degmada Beledxaawo.

0
7

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay,adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee Sodma oo ka duuleyso baahiyaha ka jira degmad Beledxawo ee gobolka Gedo ayaa deeq gar gaar ah oo ka kooban rashiin iyo agab kale geersiisay dadka danta yarta iyo kuwa naafadda ee ku nool degmadaasi .

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here