Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu dhiirigalinaayay In ka badan 40 arday oo dhameysatay barashada Cilmiga Kombiyuutarka kana aflaxay Machadka Buundo ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.