Mashruuca Marwo Caafimad oo laga daah furay magaalada Wanlaweyn

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaarada Caafimaadka Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Saciid Axmed Cali ayaa degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose ka daahfuray mashruuca Marwo Caafimaad.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here