Jowhar-(Isnaay Radio)- Masuuliyiin oo horkacayo wasiirka wasaarada caafiimaadka Maamulka Koofur galbeeda ayaa gaaray Degmad wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose .
Ujeedka safarka wasiirka ayaa ahaa kormeer iyo qimeyn lugu sameynayo Xaaladaha Adeegyada Caafiimaad ee Degmada sidoo kale waxaa uu daahfuray Mashruuca Marwo Caafiimaad.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Sahro Cabdi Xuseen.