Maamulka Degmada Jowhar oo Loogu baaqay Taageeridda Tartamada KCGTA si loo yareeyo Dhibaatooyinka Ciyaal weerada.

0
2

Jowhar-(Isnaay Radio)-  Isboortigu Waa Isdhexgalka Bulshada Waxa uu Door Muuqda Ka Qaataa Hannaanka Isdhexgal ee Bulshada.
Silooyareeyo Dhibaatoyinka Ciyaal Weeradda Ayuu Cabdullalhi Xuseen Sheikh Gudoomiyaha Ururka Kubadda Cagta Degmada Jowhar Waxa Uu Maamulka Degmada Jowhar Ugu Baaqay In Kaalin Maalgalineed ay Ka Qaataan Qabashada Tartamada Kubadda Cagta Ee Heerarka A B C & U17 Sanadkiiba Mar.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdifitaax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here