Mashruuca daaweynta iyo dhaqista Kelyaha oo laga hirgeliyay Garoowe

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda goboleedka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa xarigga ka jaray mashruuca cusub ee daaweynta iyo dhaqista Kelyaha oo laga hirgeliyay Isbitaalka Guud ee Garoowe.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here