Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Waaxda la-socodka wax-qabadka hey’adaha dowladda.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha, ayaa xariga ka jaray Waaxda la-socodka wax-qabadka hey’adaha dowladda, kaddib munaasabad ka qabsoontay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, oo lagu soo xirayey la-xisaabtanka Xukuumadda DanQaran, taasi oo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, uu ku qiimaynayey wax-qabadka iyo qorshayaasha wasaaradaha wixii ka hirgalay ballanqaadkii ay kala saxiixdeen.

Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here