Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa kaalin weyn ku leh sare u qaadista wax soo saarka beeraha, maadaama ay yihiin awood firfircoon oo soo baxeysa iyo mustaqbalka, Ka qaybgalka dhalinyaradu wuxuu horseed u noqon karaa horumar waara oo dhanka beeraha ah, taasoo saameyn ku yeelata nolosha bulshada iyo dhaqaalaha guud ee dalka.
Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.