Jowhar – ( Radio isnaay ) – Bulshada ku nool tuulada Bayaxaaw ee degmada Jowhar ayaa uga mahadceliyay Wasaaradda Beeraha ee dowlad-goboleedka Hirshabeelle go’aanka ay ku xirtay buqda tuulada, kaas oo muddooyinkii la soo dhaafay sababay fatahaado iyo khasaare ballaaran.
Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.