Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr Maxamed Axmed Xuseen oo kamid ah Dhaqaatiirta Baladweyne ayaa bulshada Ugu digay halista Caafimaad ee ka dhallan karto Daawooyiinka oyo kiimikooyiinka lagu bisleeyo Khudaarta sida muuska, cambaha, tufaaxa, yaanyada.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.