Bandhigga Buugga Dowlad-dhiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho.

0
4

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabaddan oo lagu daahfurayey bandhiga buug lagu magacaabo dowlad dhiska Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxaanaa bandhiga ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here