Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay Xarunta Madaxtooyada Galmudug, Munaasabad Casho sharaf ah oo Madaxweynaha D-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ku maamuusay Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee safarka shaqo ku jooga Caasimadda Galmudug.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.





