Qoysas ka soo barakacay Colaadaha oo Deeq gar Gaar loogu qeybiyay Baladweyne.

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hey’adda Jubba foundation ayaa deeq gargaar ah gaarsiisay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gargaarkan ayaa loogu talagalay barakacayaasha ku nool kaamamka ku yaala Baladweyne.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here