Goobaha lagu Sameeyo Cabitaanada laga shiido Miraha Dalka oo ku soo Badanaya dhuusamareeb.

0
63

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo ay jiraan cabashooyin badan oo ka imaanaya dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku saabsan shaqo la’aanta baahsan ee ka jirta guud ahaan dalka, ayaa haddana waxaa muuqata in dhalinyaro badan ay bilaabeen inay ka fekeraan sidii ay si iskood ah uga abuuri lahaayeen fursado shaqo.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here