Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustafa Duhulow iyo mas’uuyiin kale oo katirsan hay’adda ayaa xarunta dhexe kulan kula qaatay wafdi ka socday dowladda Azerbajan kuwaas oo marti u ahaa Dowladda Soomaaliya.
waxaa soo jeedinaya : – Cadicasiis Xasan.





