Jowhar-(Isnaay Radio)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay isla xisaabtanka iyo qiimeynta waxyaabihii ka qabsoomay Qorshaha Xukuumadda DanQaran muddadii ay shaqeeynaysay, kuwaas oo ku saleysan baahida bulshada iyo horumarinta dalka.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in isla-xisaabtakani uu muujinayo ballanqaadkiisii ku aadanaa dowlad wanaagga, waxa uuna xusay in saddexdii sano ee la soo dhaafay ay Xukuumaddu xaqiijisay horumarro muuqda oo dhinacyo badan leh.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Sahro Cabdi Xuseen.