Tababar lagu baranaayay tabinta wararka ku saabsan gudniinka fircooniga oo lagu qabtay Kismaayo.

0
9

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo gabagabeeyay tababar loo qabtay qaar ka mid ah wariyeyaasha ka howl gala gudaha magaalada, kaas oo lagu baranayey hababka saxda ah ee tabinta wararka iyo barnaamijyada la xiriira arrimaha gudniinka fircooniga.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here