Hirshabeelle oo biyaha fatahaadaha ka saaraysa waddada xiriirisa garoonka diyaaradaha iyo Jowhar.

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaarada beeraha iyo waraabka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa kormeer indha-indheyn ah ku tagay deegaano ay saameeyeen biyaha fatahaada wabiga Shabeelle taasoo saameyn u geysatay beeraha lix iskaashato beeraley ah barakiciyey qoysas daganaa deegaanada, islamarkaana hakiyey isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here