Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah beeraleyda waraabka ku shaqeeya ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay inay ka soo saaraan dalag bariis ah dhul beereedyo ay ka waraabiyaan wabiga Jubba.
waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Xasan.