Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Manchester United ayaa weyn doonta Lisandro Martinez iyo Noussair Mazraoui kulanka furitaanka Premier League ee ay la ciyaarayaan Arsenal.
Tan waxaa xaqiijiyay tababaraha kooxda ee Ruben Amorim ka Hor shirkii Kulanka Axada.
United ayaa soo dhawaynaysa Gunners axada si ay u bilaabato Xilli Ciyaareerdka 2025/2026.
Amorim, oo rajeynaya inuu si fiican ku bilowdo xilli ciyaareedka, ayaa ku qasbanaan doona inuu sidaas sameeyo iyada oo ay laba daafac la maqanyihiin.





