Heshiis nabadeed oo laga gaaray beelo ku dagaalamay deegaano hoostaga Matabaan.

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye ayaa ku guuleeystay inoow heshiid dhax dhigo beelo walaalo ah oo dhawaan ku dagaalamay Deegaano hoostaga Dagmada Matabaan ee gobolka Hiiraan isaga oo labada beel u kala wareejiyay Diyada ama (Magta)10 ruux oo ku Geeriyootay colaadii labadaasi beelood ee Walaalaha ah dhaxmartay.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here