Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Qorsheynta maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ku qabatay kulanka 3-biloodlaha ah ee Mashruuca Xalalka Waara Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa dib-u-eegis lagu sameeyo horumarka laga gaaray mashruucyada ka soconaayo caqabadaha jira, iyo qorsheyaasha saddexda bil ee soo socota.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.





