Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Dab xooggan ayaa duhurnimadii maanta ka kacay suuqa weyn ee magaalada Jowhar kaas oo ka kacay madbacad ku taalla suuqa oo uu milkiyaddeeda leeyahay Cabdi Kariin Xasan Cali Maqaney oo si weyn looga yaqaano Jowhar.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.