Wasaaradda dhalinyarada Hirshabelle oo Abaalmarino guddoonsiisay dadkii ka qeyb qaatay xuska todobaadka dhalinyarada.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadda xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka ayaa si weyn looga xusay magaalada Jowharee caasimaddaHirshabelle, iyadoo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabelle, ururrada dhalinyarada, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

waxaa soo jeedinaya :- Nuur maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here