Tababar ku saabsan hogaaminta sare Ee Warbaahinta oo loo qabtay gabdhaha Baladweyne

0
14

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gab gabeyay Tababar ku saabsan hogaaminta sare iyo maamulka xarumaha warbahinta ee gabdhaha kasoo socoday mudo labo maalin ah.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here