Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan oo ku saabsanaa Dib u Heshiisiin Oo Ay iskugu imaadeen Guud ahaan Odayaasha Dhaqanka mid ka mid ah Beelaha dega Koonfur Galbeed gaar ahaana Gobolka bakool, ayaa lagu soo geba-gebeeyey Jawi Isfahan iyo Heshiis waara ah taas oo kadhigan in guud ahaan tabashooyinkii Gudaha beesha ay iska tirsanaayeen kawadda heshiiyeen.
Waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.