CAYAARAHA Guuleystayaashii tartamada isboortiga Jowhar oo Koobkii la guddoonsiiyay. By admin - August 13, 2025 0 70 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda ka socotay Xaafadda Horseed ee magaalada Jowhar ee FC SYL ayaa ku guulestay Tartanka Horyaalka Xaafadaha Magaalada Jowhar oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha Hirshabeelle. Share this:FacebookX