Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay Tartanka Nabadda Kubadda Cagta ee Xaafadaha Magaalada Jowhar, oo ay ka qayb galeen 8 kooxood oo da’doodu ka hooseysay 17 sano, kuwaas oo matalayay afarta xaafadood ee magaalada.
Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.