Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalintan waxaa sanad walba la xusaa 12-ka
Agoosto, iyadoo lagu baraarujiyo kaalinta dhallinyaradu ku leeyihiin horumarka
bulshada iyo baahida loo qabo in loo abuuro fursado horumarineed.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.