Jowhar-(Isnaay Radio)- Shirka wadatashiga Bulshada iyo Maamulka Degmada Balcad ayaa maanta galay maalintii 3-aad, iyadoo kulankan lagu casuumay qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada.
Shirkan oo Maalintii Sabtida si rasmi ah uga furmay Balcad, ayaa waxaa Shir guddoomiyay kusimaha guddoomiyaha degmada ahna guddoomiye ku-xigeenka 1-aad, Mudane Ismaaciil Barre Nuur.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Sahro Cabdi Xuseen.