Iskaashatada Beeraaha Jowhar oo kamahadceliyay Garab istaagga Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle.

0
23

Jowhar-(Isnaay Radio)-Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka ugu hodansan dhinaca wax soo saarka beeraha, waxaa haatan ka socda horumar tacabka beeraha ah iyadoo iskaashatooyinka beeraleyda ay taageero ka heleen Dowlad Goboleedka Hirshabelle.

Guddoomiyaha Iskaashatooyinka beeraleyda ee Magaalada Jowhar Mudane Ilyaas Cabdiraxmaan Cali ayaa ka warramay isbeddelka horumar ee laga gaaray wax soo saarka Beeraha.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Nuur Maxamed cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here