Gabar dhallinyaro ah oo Hal abuur Ganacsi kabiloowday Garoowe.

0
79

Jowhar-(Isnaay Radio)-  Kowsar Cabdirsaaq waa hooyo ku nool magaalada Garoowe, caasimadda Puntland, taas oo shaqo-abuur muhiim ah ka sameysatay iibinta shaaha Iyadoo la tacaaleysa duruufaha nolosha iyo baahida qoyska, Kowsar waxay go’aansatay inay ganacsi yar oo iibinta shaaha ah ka bilowdo magaaladaasi, taas oo noqotay il dhaqaale oo ay ku taageerto qoyskeeda iyo nafteeda.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Halima Ali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here