Jowhar-(Isnaay Radio)- Qaar ka mid ah bulshada Magaalada Jowhar ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la hormariyo tayada waxbarashada dalka, si loo hubiyo in ardayda Soomaaliyeed ay helaan aqoon iyo xirfado la jaanqaadi kara casriga maanta.
Bulshada ayaa ku baaqday in la kordhiyo iskaashiga u dhexeeya dowladda, hay’adaha, iyo shacabka, si waxbarashada dalka loo gaarsiiyo heer tayo sare leh oo la jaanqaadi kara baahiyaha mustaqbalka.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Haliima Ali Ibrahim.