Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdiraxmaan Cumar Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada magaalada Baladweyne ayaa la yimid hal abuur shaqo oo uu ka mareeyo nolol maalmeedka qoyskiisa taasoo ah cilad bixinta taleefoonnada.
waxa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.