Munaasabad lagu dhiirigalinaayay Arday baratay cilmiga caafimaadka oo lagu qabtay Jowhar

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu dhiiri galinaayay In Ka badan 40 arday oo baratay culuumta cafiimaadka, Kan aflaxday machadka luqadaha iyo tababarada ee Al Aqsa ayaa Ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here