WARARKA Isbitaal Ragga u gaar ah oo laga Hirgaliyay Muqdisho. By admin - August 9, 2025 0 9 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu daah-furayey Isbitaalka ragga u gaarka ah ee lagu magacaabo Xaliye kasoo lagu daaweyn doono cudurada ku dhaco raga. Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/08/CABDICASIIS.mp3 Share this:FacebookX