Aqoonyahanada Jowhar oo ku Baaqay in adeegyo waxbarasho la geeyo deegaanada Miyiga.

0
55

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxbarashadu waa aasaaska horumarka bulshada. Bulsho kasta oo dooneysa horumar waa inay mudnaanta koowaad siisaa tayeynta iyo kor u qaadidda waxbarashada. Inkastoo ay sii kordhayaan goobaha wax lagubarto hadana waxaa jira, caqabado badan oo la xiriira tayada waxbarashada, helitaanka adeegyo waxbarasho, gaar ahaan deegaanada Miyiga oo ay ka jirto caqabadaha ugu badan oo ay ku yar tahay adeegyada waxbarasho.

Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here