Jowhar – ( Radio Isnaay )- Macallimiin ka tirsan kuwa qaranka ee ka howlgala gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dhawaan tababar kor loogu qadaayo xirfadooda looga daahfuray Degmada Balcad ee gobolkan Shabeellaha dhexe.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.