Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalintii afaraad ee tartanka, waxaa garoonka Shongole Stadium ka dhacday ciyaar adag oo dhex martay kooxaha FC. IFTIN iyo Jowhar United FC, taasoo waqtigii caadiga ahaa ku dhammaatay barbaro 1–1 ah. Kadib rigoorayaal lagu kala baxay, guusha waxaa 4–3 ku raacday kooxda FC. Jowhar United.
