Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle oo sheegtay in Jowhar laga hirgalin doono xarun lagu baaro Cagaarshowga.

0
7

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Si looga Hortago halista cudurka cagaarshoowga oo Ka mida ah cudurada faafa ayaa wasiir dowlaha wasaaradda caafiimaadka maamulka Hirshabelle Dr Muxudiin Muqtaar Macalin Ka warbixiyay waxyabaha wasaarada uga qorsheysan Ka Hortaga cudurkan.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here