Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir mudane Maxames Axmed Diiriye Yabooh,, Gudoomiyaha Degmada Kaaran & Masuuliyinkle Ayaa Ka Qeyb Galay Munasabad Kooban Oo Xariga Looga Jareyey Dhismaha Wadada Al Shareeca Ee Degmada Kaaran oo Loo dhisay Interlockga ah.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiftax Axmed.