Tolista dharka oo fursado shaqo unoqotay dhalinyaro ku nool Jowhar.

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ka shaqeeya tolista dharka ayaa kaalin muhiim ah ka qaata nolol maalmeedka bulshadeena, iyagoo ah hal-abuurayaal ku tiirsan xirfad gacmeed ay si adag ku barteen. Tolayaasha dharka, oo intooda badan ku shaqeeya meelo yar-yar sida suuqyada, guryaha ama goobo gaar loo leeyahay, waxay noloshooda ku maareeyaan dakhli aan badnayn balse joogto ah.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here