Olole nadaafadeed oo laga bilaabay Baladweyne

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waaxda FayadhowrkaDowlada Hoose ee Degamada Baladweyne islamarkaana ka gacan ka helaya Ururka Dhallinyarada Is Xilqaan ayaa Olole Nadaafadeed ka bilaabay Xaaafada Buundoweyn kaasi oo laga sameyn doono afarta xaafadood ee Degamada.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here