Olole indho fiqis oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
7

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gaba gabeeyay olole iskugu jira indho fiiqis, xiritaanka biyaha indhaha ku furan, caadka indhaha ku dhaca ee araga qaada iyo daaweynta xanuunada araga ku dhaca.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here