Madaxweyne Trump oo warqad xiriir soo celin ah u diray madaxwaynaha Eritrea.

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warqad u qoray madaxweynaha Eritrea Isayas Afawarqi, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Eritrea Yamane Gabremasaqal.

Sida uu Yamane Gabremasqal ku sheegay qoraal uu soo dhigay bogga X, farriinta Trump ee Madaxweynaha july 30,2025 “Washington waxay doonaysaa inay dib u soo celiso xiriirkii ixtiraamka iyo wax dhisida lahaa ee Asmara”

“Xiriirka ku saleysan runta iyo is ixtiraamka ayaa wanaajin doona fursadaha nabadeed ee bariga Afrika iyo Badda Cas,” ayuu yiri sarkaalka Eritrea.

Sida laga soo xigtay Yemen, Trump wuxuu dib u hagaajin doonaa burburka iyo dhibaatooyinka maamulka Biden uu ku abuuray adduunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here